Somaliland oo go’aan cad ka qaadatay booqashada Farmaajo ee Hargeysa

Somaliland, ayaa markii u horeysay war ka soo saartay Safarka la sheegay in Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ku tagayo magaalada Hargeysa. Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda ee Somaliland, Liibaan Yuusuf Cismaan ayaa sheegay inaysan suurtagal aheyn in uu Madaxweyne Farmaajo uu socdaal ku yimaado caasimada Somaliland ee Hargeysa, isagoo arintaas ku sifeeyey riyo maalmeed aan … Continue reading Somaliland oo go’aan cad ka qaadatay booqashada Farmaajo ee Hargeysa